Dahageyso:-Xildhibaan sheegay in Xukuumadda ay faragelin ku heyso Golaha Shacabka

Mid ka mid ah Xildhibaanada  Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Madaxda Xukuumadda ku eedeeyay in ay faragelin ku heyso Golaha Fulinta oo ah Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya si ay Go’aan u gaaraan.

Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed Abuukaate,oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sharaxaya faragelinta ay kala kulmayaan Xukuumadda.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka