AROOS lagu kala cararay degmada Waabari kadib markii la qarxiyey gaarigii qaadi lahaa Caruuska iyo Caruusada (Dhagayso)

Wariye Mucaawiye Axmed Muudeey oo ah wariye madax banaan ayaa Radio Dalsan uga waramay weerar agu qaaday gaari qaadi lahaa caruus iyo caruusad xafladooda ay ka socotay degmada Waberi.

Muudeey oo goobta joogay aya sharxay sida ay wax u dhaceen iyo sida xaaladu isu badashay.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media