Akhriso:-Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo Warka soo saaray Colaada Gobolka Sool

Mudanayaal ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay soo saareen qoraal ku saabsan baaq nabadeed ee colaada Gobolka Sool iyo beeninta warar horay looga faafiyey.

Qoraalkooda ayaa ugu horeyn ku sheegeen in aan waxba ka jirin qoraal horay Baraha bulshada loogu faafiyey oo lagu sheegay in loogu jawaabayey xildhibaanada  kas oo jeeda deegaanada ay colaadu ka taagan tahay ee Gobolka Sool.

Sidoo kale Xildhibaanada labada Aqal ayaa waxa ay ku baaqeen in colaadaas xal buuxa laga gaaro.

Hoos Ka Akhriso qoraalka Xildhibaanada.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media