• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maleeshiyo Beeleed ku qamaamtay oo qabsatay Xarunta Shirkadda Hormuud Telecom ee magaalladda Marka.

Bilan Media by Bilan Media
July 30, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maleeshiyo hubeysan oo ka soo jeeda Beesha Biyamaal ayaa waxay barqanimadii maanta xoog ku galeen Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay magaallo-madaxda Gobalka Sh/hoose ee Marka.

Ninka hoggaminayo Maleeshiyadaasi oo lagu magacaabo Cabdi Kiyow ayaa u sheegay Radio Dalsan inay la wareegeen Xarunta Hormuud ee Marka, iyagoo ka caraysan in Madixii Xaruntaasi oo ka soo jeeday Beesha Biyomaal xilka laga qaaday, laguna bedelay  Nin kale oo ka soo jeeda Qabiil kale.

“Mas’uulkii hore waxaa Tababar loogu diray magaallaadda Muqdisho, kadibna Mas’uul kale ayaa loo soo magacaabay Maamulka Hormuud Marka” ayuu yiri Taliye Beeleedlaasi oo intaasi ku daray inay damiyeen Qalabkii Isgaarsiinta iyo Matoorka yaalla Xarunta Shirkadda Hormuud Telecom ee magaalladda Marka.

Tallabadda lagu damiyey Xaruntaasi ayaa waxay sababtay in hawada laga saaray Isgaarsiintii Hormuud ee magaalladda Marka iyo ilaa 35 Tuullo oo ku yaalla Gobalka Sh/hoose.

Waxa uu ku eedeeyey Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud inaysan dhexdhexaad ka ahayn Dagaalka u dhexeeya Beelaha  Biyamaal iyo Habar-gidir ee ku dhex marayo magaalladda Marka iyo qeybo kale oo ka mid ah Gobalka Sh/hoose, waa sida uu hadalka u yiri.

Cabdi Kiyow waxa kale oo uu sheegay inay Hormuud qorsheynayso inay Xaruntooda haatan ku taallo magaalladda Marka u soo raraan dhinaca kale ee ay ku badan yihiin dadka ku abtirsada  Beesha Habar-gidir, waa sida uu hadalka u yiri.

Tobankii sanno ee la soo dhaafay waxa magaalladda Marka ku hardamay Mlaseeshiyo Beeleedyo iska soo horjeeda iyo dagaalka AMISOM iyo Alshabaab ee aan dhamaadka lahayn.

Taliyaha Maleeshiyadda Biyamaal ee qabsatay Xarunta Shirkadda Hormuud Marka, Cabdi Kiyow waxa kale oo uu eedeyn u jeediyey Hay’adda Hormuud Foundation, wuxuuna tilmaamay inaysan wax gargaar ah soo gaarsiinin dadka ku nool Marka, balse ay Kaalmooyinka Samafalka gaarsiiyaan qeybo kale ee ka tirsan Gobalka Sh/hoose.

Dhinaca kale, Mar ay Idaacadda Radio Dalsan  la xiriirnay Madaxda Qeybaha Suuq-geynta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxay ka gaabsadeen inay xaqiijiyaan ama beeniyaan Eedeymaha ay  Shirkadda Hormuud Telecom u soo jeedisay mid ka mid ah Beelaha wada degga magaalladda Marka.

©Radio Dalsan

Previous Post

Madaxweynayaashii Dowladdii KMG iyo Maamulka Puntland oo AMISOM ka codsaday inay sugaan Amaankooda.

Next Post

Madaxweyne Erdogan oo ka laabtay dacwadihii uu ku soo oogi lahaa dadkii aflagaadeeyey.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

Madaxweyne Erdogan oo ka laabtay dacwadihii uu ku soo oogi lahaa dadkii aflagaadeeyey.

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00