• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maleeshiyadda Xuutiyiinta oo Hoobiyayaal ku garaacay deegaanadda ay Ciiddanka Dowladda ka joogaan magaalladda Xudeydah ee dalka Yemen.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 3, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaalamayaasha Kooxda Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay duqeyn xooggan xalay la beegsadeen fariisimadda Ciiddanka taageersan Dowladda Yemen ku leeyihiin magaalladda Xudeydah ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Duqeymaha ayaa la sheegay inay ku dhaceen goobaha ay Dowladda Yemen ka haystaan Degmadda Hays ee magaalladda Xudeydah.
Hoobiyayaal iyo Sawaariikh kale ayaa la sheegay inay ku hoobteen Deegaankaasi, waxaana la soo weriyey inay in ka badan 10-Askari ku dhaawacmeen duqeyntaasi.
Ciiddanka Dowladda ayaa la sheegay inaysan ka jawaabin duqeynta loo geytay goobaha Milliteriga iyo Xeryaha Tababarka ee ay ku leeyihiin Xudeydah.
Dhinaca kale, Guddiga Xiriirinta kala-qaadista Ciiddamadda ee magaalladda Xudeydah ayaa la sheegay inay u diyaar garoobayaan inay Kulan maanta ku yeeshaan Markab taagan meel ka baxsan Xeebta magaalladda Xudeydah.
Hadal ka soo baxay Dowladda Yemen waxay ku sheegtay inay Xuutiyiinta 970 jeer jebiyeen Heshiiskii Xabbad-joojinta, kuna geeriyoodeen 71-qof, halka ay 534 kalena ku dhaawacmeen muddo 30-maalmood gudahaeeda.

Colaadaha ka socda dalka Yemen oo bilowday sannadkii 2014-kii  waxaa lagu dilay Kumanaan qof, iyadoo Malaayiin kalena ku barakaceen, kuna macluusan yihiin gudaha dalkaasi.

Isbahaysiga Maraykanka oo xalay duqeeyey fariisin ay Milliteriga Dowladda Syria ku leeyihiin Bariga dalkaasi.
Telefishinka Dowladad Syria ayaa sheegay inay 2 Askari ku dhaawacmeen duqeyn ay Isbahaysiga Maraykanka xalay u geysteen darriisin ay Ciiddanka Madaafiicda ku leeyihiin Galbeedka DeGmadda Abuu Kamaal ee Gobalka Deyr Al-zuur.

Telefishinka waxa uu sheegay inay duqeyntaasi burbur u geysteen Saldhigga, balse faahfaahin dheeraad ah lagama bixinin inta uu la eg yahay Khasaarahaasi.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Isbahaysiga Maraykanka duqeeyeen fariisimadda Milliteriga Dowladda Syria leeyihiin.

Bishii December ee sannadkii hore, Isbahaysiga Maraykanka waxay dhowr Gantaal ku duqeeyeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Bartamaha dalkaasi, kuwaasi oo khasaaro ba’an geystay.

Bishii June ee isla sannadkii hore, waxay Isbahaysiga Maraykanka beegsadeen fariisin Milliteri oo ku yaalla Gobalka Deyr Al-zuur, waxaana ka dhashay khasaaro ba’an.

Bishii May ee sannadkii hore, Duqeyn ay Maraykanka ka geysteen fariisimo Milliteri oo ku yaalla Deyr Al-zuur waxaa lagu dilay 12 Dagaalamayaal taabacsan Dowladda Syria.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Syria waxay ka badin weyday inay had iyo jeer cambaareeyaan Weeraradda Isbahaysiga Maraykanka, waxayna ugu baaqeen Golaha Ammaanka ee QM in la soo af-jaro Xadgudubyadda noocaasi ee ay Isbahaysiga Maraykanka ka geystan gudaha dalka Syria.

Previous Post

Dhageyso:- Warka Subax Ee Radio Dalsan 03-02-2019

Next Post

Dowladda Britain iyo Shirkadda SKA oo ka hadlay Muwaadinka Britain ee ku xiran Muqdisho

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Dowladda Britain iyo Shirkadda SKA oo ka hadlay Muwaadinka Britain ee ku xiran Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00