Xuseen Xasan Cabdi Boon Xirsi oo ahaa majaajiliste iyo hal-buure Soomaaliyeed ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Hargeysa
Wariyayaasha Hargeysa jooga aya so sheegaya inuu u geeriyooday xanuun waaayadan hayey
Suugaantiisa uu Boon caanka ku ahaa waxaa ka mid ah ninba waayihiisaa ileen geed ku waabee miyaan kuu waramay wali Kuluc iyo Aamino Cabdilaahi ayaa qaaday