HomeWararMagaalada Garoowe oo ku waaberiisatay Rasaas goos goos ah

Magaalada Garoowe oo ku waaberiisatay Rasaas goos goos ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku Waaberiisatay Rasaas ay is weydaarsadeen Ciidamo ka amar qaata kooxaha Mucaaradka ah ee diidan doorashada qof iyo Cod iyo Ciidanka Puntland Dadka Magaalada ayaa ku waaberistay xaalad Cabsi ah, waxaana tan iyo xalay la dareemayay saan saan dagaal oo u dhexeysa labada dhinac ee Waaberigii hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku Waaberiisatay Rasaas ay is weydaarsadeen Ciidamo ka amar qaata kooxaha Mucaaradka ah ee diidan doorashada qof iyo Cod iyo Ciidanka Puntland

Dadka Magaalada ayaa ku waaberistay xaalad Cabsi ah, waxaana tan iyo xalay la dareemayay saan saan dagaal oo u dhexeysa labada dhinac ee Waaberigii hore ee saaka isku rasaaseeyay Gudaha Magaalada Garoowe.

- Advertisement -

Ciidanka Mucaaradka ayaa la sheegay in qaybo magaalada kamid ah ay galeen xalay.

Waxaana Puntland oo ka hadashay Xiisadaha is diiddan ee ka socda Magaalada Garowe ay sheegtay in falalkaas ay ka dambeyso Somaliland, waxaana Wasiir u hadlay uu sheegay in mucaaridka diiddan diwaangelinta doorashada ee gobolka Nugaal in ay u shaqaynayaan Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts