Madaxweyne Xasan Sheekh oo Si Rasmi ah U Furay Shirka Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed ayaa Goor dhaweyd Maanta si rasmi ah u furay Shirka Cadaado ee maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

Madaxweynaha ayaa jeediyay Qudbad uu kaga hadlay Arinta Maamul u sameynta oo uu aad u falan qeeyay.

Xafladda Furitaanka Shirka ayaa la soo xiray waxana Maanta si rasmi ah uga furmay Cadaado Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor