Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Caleemo Saarka Maxamadu Buhari

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga qeybgalaya Magaaladda Abuuja Ee Dalka Nigeriya Caleemo saarka Dhigiisa Dalkasi Maxamadu Buhari.

Xasan Sheekh ayaa kamid ah Madaxda Afrika ee lagu caasumay Xaflada Caleemo saarka Madaxweyne Buhari oo doorashadii ugu dambeysay kaga guuleystay Goodluck Jonathan.

madaxdeeena soo dhaweeya xasan sheekh

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor