HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya Kula Kulmay Ra'iisul Wasaaraha Dalkasi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya Kula Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalkasi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Dalkasi Hailemariam Desalegn. Madaxweynaha oo Xalay Lagu soo dhaweeyay Addis Ababa ayaa kala hadlay Hailemariam Desalegn Xaaladda Dalka Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa uga qeybgalay sido kale Magaaladda Madaxda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa Xaflad lagu xusayay 40 guuradii ka soo waregtay markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay Magaaladda Addis Ababa ee Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Dalkasi Hailemariam Desalegn.

Madaxweynaha oo Xalay Lagu soo dhaweeyay Addis Ababa ayaa kala hadlay Hailemariam Desalegn Xaaladda Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xasan Sheekh ayaa uga qeybgalay sido kale Magaaladda Madaxda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa Xaflad lagu xusayay 40 guuradii ka soo waregtay markii la bilaabay dhaq dhaqaaqa xoriyad doonka dalka Itoobiya.

Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Maanta lagu wadaa iney la kulmaan Madaxda kale ee ka soo qeybgashay Xafladasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts