• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 29, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Madaxweyne Xasan Sheekh oo isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka
37
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan casho sharaf ah ku martiqaaday xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa qeyb ka ah dadaallada xukuumadda ee ku aaddan isku keenidda aragtiyada iyo taageerada xubnaha Baarlamaanka, xilli ay socdaan diyaar-garowga doorashooyinka.

Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa la soo gaarsiiyay farriimo rasmi ah oo ku saabsan inay caawa ka soo qaybgalaan kulankaasi. Warar ka ag dhow Madaxtooyada ayaa tilmaamaya in Madaxweynaha uu qorsheynayo inuu ka codsado xildhibaannada in muddo bil ah lagu daro kalfadhiga Baarlamaanka oo la filayo inuu dhowaan soo xirmo. Codsigan ayaa la sheegay inuu la xiriiro arrimo muhiim ah oo ay tahay in la dhameystiro ka hor inta aan kalfadhiga la soo gabagabeyn.

Sida lagu helayo warar ka imanaya ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada, dowladda ayaa ka codsan doonta xildhibaannada inay ansixiyaan hindisayaasha doorashooyinka iyo in ay taageeraan magacaabista guddiyada muhiimka ah ee qabanqaabada doorashada, kuwaas oo door weyn ka qaadan doona hannaanka soo socda ee siyaasadda dalka.

Kulankan ayaa imaanaya iyadoo ay weli natiijo la’aan tahay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kadib markii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu isaga baxay shirkaas, arrintaas oo dib u dhigtay go’aanno muhiim ah oo la xiriira doorashooyinka, kuwaas oo la filayay in lagu dhawaaqo ka hor inta aan Baarlamaanka la fasixin. Xaaladdan ayaa dhalisay walaac ku saabsan waqtiga iyo hannaanka ansixinta arrimaha la xiriira doorashada oo laga yaabo inay dib u dhacaan haddii aan heshiis rasmi ah laga gaarin.

Kulankan caawa ayaa noqday mid si gaar ah loo hadal hayo, iyadoo la sugayo tallaabooyinka ku xigi doona iyo sida xildhibaannada uga jawaabi doonaan codsiyada madaxweynaha ee ku saabsan sii wadista kulamada kalfadhiga iyo ansixinta shuruucda doorashooyinka.

Previous Post

Guterres oo ku baaqay “Tallaabo Adag” si loo dhameeyo coladda Sudan

Next Post

Xisbullah oo yeelatay hoggaamiye Cusub kadib dilkii Sheekh Xasan Nasrallah

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post
Xisbullah oo yeelatay hoggaamiye Cusub kadib dilkii Sheekh Xasan Nasrallah

Xisbullah oo yeelatay hoggaamiye Cusub kadib dilkii Sheekh Xasan Nasrallah

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00