Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Dalka Ku Soo Laabtay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa Addis Ababa uga soo qeybgalay Munaasabadda 40 Sanno guuradii ka soo wareegatay markii la yagleelay ururkii Xornimo doonka Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa kula kulmay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor