HomeBarnaamijyadaMadaxweyne Xaaf oo ku eedeeyay in Ahlusuna ay dhibaatooyin ka wadaan Gobolada...

Madaxweyne Xaaf oo ku eedeeyay in Ahlusuna ay dhibaatooyin ka wadaan Gobolada Dhexe

Date:

Related stories

Dhageyso Qeybta 3aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka Caruurta.04/04/2022

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 1aad ee Barnaamijka Garaadso oo...

Dhageyso: Qeybta 2aad Barnaamij Ku Saabsan Dhibaatooyinka Guurka Caruurta. 02/04/2022

Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 2aad ee Barnaamijka Garaadso oo...

Dhageyso: Qeybta Afaraad Sheeko ku saabsan dhibaatada Tahriibka 16/02/2022

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf,yaa sheegay in maalmihii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho uu ku guuleestay qorshooyin farabadan kuwaas oo dan u ah shacabka Galmudug. Waxa uu sheegay in dhawaan ay Galmudug tegi doonaan Diyaarado sida Raashin gargaar ah,iyo sidoo kale Khuburadii dhisi lahaa Dekadda Magaalada hobyo. Dhanka kale Axmed Ducaale Geelle Xaaf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf,yaa sheegay in maalmihii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho uu ku guuleestay qorshooyin farabadan kuwaas oo dan u ah shacabka Galmudug.

Waxa uu sheegay in dhawaan ay Galmudug tegi doonaan Diyaarado sida Raashin gargaar ah,iyo sidoo kale Khuburadii dhisi lahaa Dekadda Magaalada hobyo.

- Advertisement -

Dhanka kale Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ugu baaqay Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna in ay Nabada qaataan islamarkaana dadkooda ay dhinac ka raacaan dhibaatadana ka daayaan sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkan ayaa waxa uu Madaxweyne Xaaf sheegay xili shalay uu dibh ugu laabtay Magaalada Cadaado ee xrunta KMG,ka ah ee Maamulka Glmudug.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts