HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo laga yaabo inuu dagaal ku qaado Iiraan

Madaxweyne Trump oo laga yaabo inuu dagaal ku qaado Iiraan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Maraykanka ayaa iska diiday inuu ka qeyb galo Kulan khaas oo ay Afhayeenadda Aqalka Wakiilladda ee dalkaasi, Nansi Pelosi  guddoomin lahayd, kaasi oo ay Xildhibaanadda Aqalka Dimuqraadiga kaga xaajoon lahaayeen Baaritaanada lagu hayo Maamulka Trump iyo in la furo dooda ku aadan Ficilka Mooshinka isaga laga keenay. Xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiilladda ee dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka ayaa iska diiday inuu ka qeyb galo Kulan khaas oo ay Afhayeenadda Aqalka Wakiilladda ee dalkaasi, Nansi Pelosi  guddoomin lahayd, kaasi oo ay Xildhibaanadda Aqalka Dimuqraadiga kaga xaajoon lahaayeen Baaritaanada lagu hayo Maamulka Trump iyo in la furo dooda ku aadan Ficilka Mooshinka isaga laga keenay.

Xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiilladda ee dalkaasi oo lagu magacaabo Frederika Wilson  ayaa sheegtay inuu Madaxweyne Trump dagaal gelin doono Maraykanka, isagoo tuhun ka qaba inay Mudanayaasha Dimuqraadiga ka keeni doonaan Mooshin Xilka looga qadaayo.

- Advertisement -

Xildhibaanadda oo la hadashay Wargeyska The Hill waxay intaasi ku dartay haddii xilli dagaal la galo inaysan Dadka Maraykanka oggolaan doonin in Moshin laga keeno Madaxweynaha xilliga colaadda.

Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa laga codsaday inay Kumanaan ciiddamo dheeraad ah loo diro Bariga Dhexe, si loogu xoojiyo Ciiddanka Maraykanka ee loo diyaariyey Dagaal ka dhan ah Iiraan.

Ilaa 5,000 Askari oo dheeraad ah ayaa la filayaa in loo daad-gureeyo dalalka Bariga Dhexe, waxaana laga yaabaa ina tiradooda la gaarsiiyo 10,000 oo Askari.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts