• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweyne Muuse Bixii oo farriin cusub u diray shacabka Somaliland

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 12, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu Ciidul Fidriga awgeed oo maalinta berri ku beegan dhammaal hambalyo ah u diray shacabka Somaliland.

Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi ayaa shacabka u rajeeyay sannadkan sannadkiisa inay barwaaqo iyo bash-bash iyo caafimaad ku ciidaan oo  Alle caafimaad ku  wada gaarsiiyo.

“Ilaahay baa mahad leh nimcooyinka badan ee caafimaadku kow ka yahay, nabada, roobka iyo barwaaqada, fadliga ramadaan, ilaahaybaa ku mahad leh, waxaan dhammaan hambalyo iyo salaan u dirayaa ummadda islaamka ah meel ay joogtaba, gaar ahaan ummadda Somaliland, gude iyo dibed waxaan u dirayaa salaan iyo hambalyo” ayu yiri Muuse Biixi.

Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa tilmaamay in Somaliland ay kusoo wajahan Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xuska 18-May iyo qabashada doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha.

Isaga oo sio hadlaayay Biixi ayaa waxaa uu yiri “Somaliland cadaw badan ayey leedahay oo aan jeclayn horumarkeeda iyo nabadeeda waxaan ku dardaarayaa dhammaan muwaadiniintu inay meel uga soo wada jeedaan wixii inaga khal-khalinaaya nabadeena”.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlaayay xaaladda COVID-19 ee deegaanada Maamulka ayaa waxaa uu sheegay in sanadkaan COVID-19 uu ka cuslaa sidii horey uu ahaa, isla markaana ay u dhinteen dad badan, isagoo Caafimaad u rajeeyay dadka uu sameeyay Cudurka.

Previous Post

Erdogan iyo Valadamir Putin oo ka wada hadlay Colaadda Falastiin iyo Israa’iil

Next Post

Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Burundi

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
Caalamka

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

July 9, 2025
Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori
Warar

Ciidamada Dowladda & Dadka Deegaanka oo Bilaabay Guluf Dagaal Dib Loogu Qabsanayo Degmada Moqokori

July 8, 2025
Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta  iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa
Warar

Qatar oo Martigelinaysa Ciyaaraha Carabta iyo Soomaaliya oo Si Buuxda Uga Qaybgalaysa

July 8, 2025
Rabshado Ka Dhashay Dibadbaxyo Ka Dhacay Kenya: 11 Qof oo La Dilay, Boqolaal La Xiray
Caalamka

Rabshado Ka Dhashay Dibadbaxyo Ka Dhacay Kenya: 11 Qof oo La Dilay, Boqolaal La Xiray

July 8, 2025
Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Next Post

Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Burundi

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) oo fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba ka...

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

by Gesey Liban
July 9, 2025
0

Mogadishu – In a move aimed at improving urban infrastructure and enhancing service delivery, the Mayor of Mogadishu and Governor...

PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation

PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation

by Gesey Liban
July 9, 2025
0

Mogadishu — In a significant step toward inclusive governance and gender empowerment, the Prime Minister of the Federal Government of...

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

by Gesey Liban
July 9, 2025
0

Geneva, Switzerland – The Federal Republic of Somalia has taken part in the high-level WSIS+20 Summit on digital development, currently underway in Geneva, Switzerland....

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
Caalamka

Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District
English News

Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation
English News

PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland
English News

Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation
English News

Somalia’s Minister of Internal Security Meets with Chinese Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo
Warar

Laascaanood oo Martigelinaysa Ergooyinkii Ugu Horreeyay ee Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maxkamadda Dambiyada Dagaalka oo Amar Qabasho Kusoo Saartay Hoggaamiyeyaal Sare oo Taliban ka Tirsan
  • Mayor of Mogadishu Lays Foundation Stone for Rebuilding 26-ka June Road in Hodan District
  • PM Hamza Engages Somali Women in Dialogue on Governance, Security, and Political Participation
  • Somalia Participates in Global Technology Summit in Switzerland

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00