HomeWararMadaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo loo dhaariyey Xilkaasi.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo loo dhaariyey Xilkaasi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha cusub ee DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la dhaariyey, wax yar kadib, markii uu Murashixii la tartamayey ee Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Wareegga 3-aad ee Doorashadda Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo oo isagana Khudbad kooban ka jeediyey Hoolka Doorashadda ayaa u mahad celiyey dhamaan Xildhibaanaddii dooratay iyo kuwii aan dooranin. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha cusub ee DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la dhaariyey, wax yar kadib, markii uu Murashixii la tartamayey ee Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Wareegga 3-aad ee Doorashadda Madaxweynaha.

Madaxweyne Farmaajo oo isagana Khudbad kooban ka jeediyey Hoolka Doorashadda ayaa u mahad celiyey dhamaan Xildhibaanaddii dooratay iyo kuwii aan dooranin.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu qabto Xilkaasi, isagoo ballan qaaday La-dagaalanka Musuqa iyo inuu ka shaqeyn doono Caddaaladda iyo Dadka ,

Waxa uu carrabka ku dhuftay inuu maalmaha soo socda Khudbad u jeedin doono Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale, waxa uu u  mahad celiyey Murashax Madaxwyen Shariif Sheekh oo uu sheegay inuu ahaa Madaxweynihii sida Dimuqraadiga u wareejiyey  Madaxweynenimadda.

- Advertisement -

Sheekh Shariif waxa uu isagana u mahadceliyey Madaxweyne Xasan Sheekh ee sida sharafta leh xilka u wareejiyey.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts