HomeWararMadaxweyne kuxigeenka Galmudug oo  Guddoomiyay shirka Hormarinta Dhaqaalaha

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo  Guddoomiyay shirka Hormarinta Dhaqaalaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey Shirka Tiirka Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda Galmudug. Kulan ayaa diirradda lagu saaray hirgelinta qorsheyaasha iyo siyaasadda horumarinta dhaqaalaha maamul Goboleedka Galmudug. Shirkan oo ay soo xaadireen Dhammaan wasaaradaha Udub-dhexaadka u ah ajendaha Horumarinya Dhaqaalaha Sida: Wasaaradda Maaliyadda,Ganacsiga, Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Beeraha, Xanaanada Xoolaha, Tamarta iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey Shirka Tiirka Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda Galmudug.

Kulan ayaa diirradda lagu saaray hirgelinta qorsheyaasha iyo siyaasadda horumarinta dhaqaalaha maamul Goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Shirkan oo ay soo xaadireen Dhammaan wasaaradaha Udub-dhexaadka u ah ajendaha Horumarinya Dhaqaalaha Sida: Wasaaradda Maaliyadda,Ganacsiga, Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Beeraha, Xanaanada Xoolaha, Tamarta iyo Biyaha, Dekadaha iyo Kaluumeysiga, Badroolka, Gadiidka, shaqadda iyo Shaqaalaha, iyo Howlaha Guud.

Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wasaaradahan ka dhagaystay warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay.

Hoggaanka Cusub ee Galmudug wuxuu mudnaanta koobaad siinayaa kobcinta dhaqaalaha iyadoo si hufan loo maareeynayo ilaha dhaqaalaha, laguna dhaqmayo hannaan maaliyadeed oo leh isla xisaabtan iyo hufnaan kaasoo la jaanqaadaya hab dhiska caalamiga ah ee maareynta maaliyadda “.

- Advertisement -

Kulanka manta ka qabsoomay Caasimada Galmudug ee Dhusamareeb ayaa ahaa Tiirka Hormarinta Dhaqaalaha  Galmudug waxana Xigi doona Kulamo kale oo loga hadli doono Tiirarka  Amniga iyo Cadaalada, Adeega Bulshada iyo Tiirka Siyaasada lo dhan yahay,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts