HomeWararMadaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo kormeer ku sameeyay Xarunta Madaxtooyada

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo kormeer ku sameeyay Xarunta Madaxtooyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku sameeyay Xarunta madaxtooyada Galmudug oo dhismo ku socda, waxaa socdaalkiisa ku weheliyay qaar ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. “Waxaan maanta  kormeer iyo indha-indheyn ku Tagey dhismaha xurunta madaxtooyada cusub iyo 4 wasaaradood oo dhismahoodu ka socdo caasimada Galmudug dhuusomareb. Waxaan warbixin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku sameeyay Xarunta madaxtooyada Galmudug oo dhismo ku socda, waxaa socdaalkiisa ku weheliyay qaar ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

“Waxaan maanta  kormeer iyo indha-indheyn ku Tagey dhismaha xurunta madaxtooyada cusub iyo 4 wasaaradood oo dhismahoodu ka socdo caasimada Galmudug dhuusomareb.

- Advertisement -

Waxaan warbixin ka dhagestay Injineerada gacanta ku haya dhismaha Xarumaha madaxtooyada iyo wasaarada howlaha guud  Dowlada Gobaledka  Galmudug shaqada socota iyagoo ii sheegay in bisha September sanadkan 2020 aay soo dhamaandoonto.

Waxaan umahadceliyay Shirkadaha iyo wasaarada howlaha guud oo gacanta ku haya dhismaha xarumaha madaxtooyada” ayuu yiri Cali Daahir Ciid Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Xarumo wasaaradeed iyo madaxtooyada maamulkaas ayaa waxaa ku socda dhismo cusub, waxaana tan iyo markii madaxweyne Qoorqoor la doortay billowday dar-dar galinta dayactirka iyo dhismayaasha cusub ee laga hirgalinayo Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts