HomeWararMadaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xilkii laga qaaday

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen waxa ay Caawa xilkii uga qaadeen gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmdug Cali Gacal Casir. Kulanka ayaa la sheegay in ay goobjoog ka ahaayeen ilaa 52 mudane kuwaas oo dhaamntood isku raacay xilka qaadista Cali Gacal casir gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Xildhibaanada Caawa kulmay ee xilka qaadista sameeyay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen waxa ay Caawa xilkii uga qaadeen gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmdug Cali Gacal Casir.

Kulanka ayaa la sheegay in ay goobjoog ka ahaayeen ilaa 52 mudane kuwaas oo dhaamntood isku raacay xilka qaadista Cali Gacal casir gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

- Advertisement -

Xildhibaanada Caawa kulmay ee xilka qaadista sameeyay ayaa ah kuwa teegersan Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo isna Xildhibaanada qaarkood ay sheegeen in xilkii laga qaaday.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Xildhibaanada taabacsan Madxweyne ku xigeenka Galmudug waxa ay kulan ay yeesheen ku doorteen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug kaas oo ka kooban 13 Xubnood.

Dhanka kale xildhibaanada Galmudug ayaa hadane isla kulanka waxa ay xilka qaadis ku sameeyeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo sheeganaya in uu yahay ku simaha Madaxweynaha Galmudug kadib markii Xildhibaanada taabacsan ay xilkii ka qaaden Xaaf 49 ayaa la shegay in ay xilkii ka qaadeen halka Saddex ka mid ah ay ka aamuseen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts