HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo Digniin kasoo saaray Doorasho ka dhaceysa Mareykanka

Madaxweyne Joe Biden oo Digniin kasoo saaray Doorasho ka dhaceysa Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay qaranka u horseedi karaan wadadii fowdada. Mr Biden oo la hadlay taleefishinka qaranka ayaa ku booriyay dadka Mareykanka inay u midoobaan mucaaradka  doonaya in rabshado siyaasadeed ay u adeegsadaan codbixinta 8 November. Biden, oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay qaranka u horseedi karaan wadadii fowdada.

Mr Biden oo la hadlay taleefishinka qaranka ayaa ku booriyay dadka Mareykanka inay u midoobaan mucaaradka  doonaya in rabshado siyaasadeed ay u adeegsadaan codbixinta 8 November.

- Advertisement -

Biden, oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Donald Trump iyo taageerayaashiisa ay ka ganacsanayaan beenta shirqoolka iyo xumaanta,halka Jamhuuriyinta ay tilmaameen in Biden uu doonayay inuu kala qaybiyo oo uu leexiyo fikirka xisbiga.

Waxaa la saadaalinayaa in xisbiga Jamhuuriga ay ku guuleysan doonaan xukunka Aqalka Wakiilada, halka Aqalka Senetka aan la ogeyn xaaladda uu ku dambeyn karo

Todobaadka soo socda ayaa la filayaa in dalka Mareykanka ay ka bilaabato tartanka loo galayo doorashada xilligga dhexe ,taas oo lagu dooran doono labada aqal ee Congress-ka , gudoomiyaasha gobolada  iyo tan golayaasha deegaanka..

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts