HomeCaalamkaMadaxweyne iyo Xaaskiisa oo la sheegay inay ka bogsadeen COVID 19

Madaxweyne iyo Xaaskiisa oo la sheegay inay ka bogsadeen COVID 19

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Namiibiya, HAGE GEYNGOB iyo Xaaskiisa, MONIKA GEYNGOS ayaa la xaqiijiyey inay nadiif ka yihiin Coronavirus. Hadal-qoraal oo uu Xoghayaha Warbaahinta ee Madaxtooyada dalkaasi, ALFERDO HENGERI xalay soo saaray ayuu ku sheegy in Baaritaankii u dambeeyey ee Lamaanahaasi uu muujinayo inay bad-qabaan, inkastoo loo baahan yahay inay Is-karantiilaan ilaa ay si buuxda uga bogsadaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Namiibiya, HAGE GEYNGOB iyo Xaaskiisa, MONIKA GEYNGOS ayaa la xaqiijiyey inay nadiif ka yihiin Coronavirus.

Hadal-qoraal oo uu Xoghayaha Warbaahinta ee Madaxtooyada dalkaasi, ALFERDO HENGERI xalay soo saaray ayuu ku sheegy in Baaritaankii u dambeeyey ee Lamaanahaasi uu muujinayo inay bad-qabaan, inkastoo loo baahan yahay inay Is-karantiilaan ilaa ay si buuxda uga bogsadaan Xanuunkaasi.

- Advertisement -

 

Madaxweynaha dalka Namiibiya, HAGE GEYNGOB iyo Xaaskiisa, MONIKA GEYNGOS waxaa Toddobaadkii hore laga helay COVID 19, kadib, markii Baaritaano lagu sameeyey.

Dalka Namiibiya waxa laga diiwaan geliyey in 55,812 qof laga helay Xanuunkaasi, halka ay 854 kalena u geeriyoodeen, sida laga soo xigtay Xogta Jaamacadda JOHNS HOPKINS ee Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts