Madaxweynaha Maamulka  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xil cusub u magacaabay wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha Puntland, Cabdi Jamaal Cusmaan.
Cabdijamaal ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha waxaa loogu magacaabay inuu noqdo la taliyaha madaxweyne Gaas ee arrimaha amniga.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada