Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magacaabay Guddiga Anisixnta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada Puntland.
Guddigaan la Magacaabay ayaa qeyb ka ah arrimaha dooorashooyinka la filayo in horaanka Sanadka 2019 ka dhacaan Puntland.
Guddigaan oo ka kooban 8 Xubnood ayaa Shaqadooda waxa ay tahay soo xulida Xildhibaanada Puntland iyo ansixintooda.
Hoos Ka Akhriso Magacayada Guddiga.