HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Hobyo

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Hobyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa Maanta la filayaa in uu booqasho ku tago Magaalada Hobyo. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo xalay ku hoyday Magaalada Cabudwaaq ayaa waxa uu kulamo la qaatay masuuliyiinta iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Magaaladaas,waxaana Maanta la filayaa in uu Magaalada Hobyo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa Maanta la filayaa in uu booqasho ku tago Magaalada Hobyo.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo xalay ku hoyday Magaalada Cabudwaaq ayaa waxa uu kulamo la qaatay masuuliyiinta iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Magaaladaas,waxaana Maanta la filayaa in uu Magaalada Hobyo uu tago.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan,Wasiiro, Xildhibaano Iyo Madax kale.

Wararka aan ka heleyno Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo diyaar garoow ku Aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Wefdiga Madaxweynaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts