HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo soo saaray fariin ku socota dalal ay ku jirto...

Madaxweyne Erdogan oo soo saaray fariin ku socota dalal ay ku jirto Somalia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa soo saaray farriin ku socota dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya, kuwaasi oo taageero u muujiyay Turkiga, kadib dhul-gariirkii xooganaa ee uu ku dhuftay Magaalada Izmir ee dalkaas. Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa soo saaray farriin ku socota dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya, kuwaasi oo taageero u muujiyay Turkiga, kadib dhul-gariirkii xooganaa ee uu ku dhuftay Magaalada Izmir ee dalkaas.

Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay 6.6 kaas oo gelinkii dambe ka dhacay Magaalada Izmir ee dalka Turkiga.

- Advertisement -

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo Qoraal soo saaray ayuu ugu mahadceliyay dhammaan dalalka Caalamka ee saaxibada dhow la’ ah Turkiga, kuwaasi oo uu tilmaamay inay u soo direen farriimo ku aadan taageere la siinayo dowladdiisa.

Farriinta uu soo saaray Madaxweynaha Turkiga ayuu ugu mahadceliyay 66 dal oo ay ku jiro Somalia, xili Madaxda dalalkaas ay sheegeen inay gurmad u diri doonaan Turkiga, si gargaar loogu fidiyo dadkii waxyeelada lasoo gaartay dhul gariirkii Khasaaraha geystay.

Dhulgraiirka ayaa ahaa mid qoto dheer oo gaaraya 16.54 KM (10 mayl), Dhulgariirka ayaa sidoo kale ruxay xeebta badda Aegean Sea ee u dhexeysa Turkiga iyo Greece-ga sida ay sheegtay hay’adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ee loo soo gaabiyo (AFAD).

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts