HomeWararMadaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa galabta kulan gaar ah la qaatay Madaxweyneyaaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, dhaq-dhaqaaqyada ka socda Caasimadda dalka ee Muqdisho iyo Arrinta muddo kororsiga ee Farmaajo. Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa galabta kulan gaar ah la qaatay Madaxweyneyaaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, dhaq-dhaqaaqyada ka socda Caasimadda dalka ee Muqdisho iyo Arrinta muddo kororsiga ee Farmaajo.

- Advertisement -

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa Madaxweyne Cali Guudlaawe ka dalbaday inuu si toos ah u caddeeyso mowqifkiisa ku aadan muddo kororsiga ay ku dhaqaaqeen Golaha Shacabka oo loo sameeyay hay’addaha dowladda iyo Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale labada Madaxweyne ayaa Cali Guudlaawe u sheegay inay muhiim tahay inuu ka qeyb qaato dadaalka loogu jiro sidii dalka uga dhici laheyd doorasho xor ah oo loo dhan yahay.

Kulanka dhexmaray Cali Guudlaawe iyo  Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Musharax Madaxweyne Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

- Advertisement -

Kulankaas ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo Caasimadda dalka ee Muqdisho ay ka jiraan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo Cakiran, isla markaana looga horjeedo Go’aankii muddo kordhinta labada sanno ee loo sameeyay Farmaajo iyo hay’addaha dowladda Federaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts