HomeWararMadaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen oo gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen oo gaaray Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka iyo dadweyne farabadan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Kismaayo u tegay kulan uu la qaadan doono Madaxweyne Axmed Madoobe, iyagoona ka wada arrisan doona Arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka gaar ahaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad.

Labada Madaxweyne ayaa si gaar ah waxaa ay isku dhaafsanayaan dano kala duwan oo isaga xiran, gaar ahaan kuraas Xildhibaan oo rag aad ugu dhow labada Madaxweyne ay u rabaan, kuwaasoo kuraastooda taallo Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.

Waa safarkii ugu horreeyay ee Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ku tego Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose tan iyo marka loo doortay xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo amniga aad loo adkeeyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts