• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 29, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

Ilhaan by Ilhaan
June 29, 2025
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
1k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda federaalka.

Madaxweynaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay deegaanka Haawaay, waxaana halkaas ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, iyo mas’uuliyiin kale oo heer gobol iyo heer qaran ah.

Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qeyb ka ah dabagalka iyo kormeerka mashruucyo horumarineed oo muhiim u ah gobolka iyo guud ahaan dalka, kuwaas oo haatan laga hirgelinayo deegaanka Haawaay. Mashaariicdaasi waxaa ka mid ah:

  • Garoon Diyaaradeed oo Caalami ah

  • Dekad Cusub

  • Xarunta Dayax-gacmeedka Qaranka

Mashruucyadan ayaa la filayaa in ay si weyn u xoojiyaan isku socodka ganacsiga, isgaarsiinta, iyo xiriirka gobollada dalka, iyadoo sidoo kale sare loogu qaadayo kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah u kormeeray goobaha laga dhisayo garoonka diyaaradaha iyo dekadda, isagoo warbixin faahfaahsan ka dhageystay shirkadda fuliysa dhismaha, kana xog waraystay xaaladda guud ee howlgalka mashruuca.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka go’an in la ballaariyo kaabayaasha horumarineed ee dalka, iyadoo loo marayo iskaashi dhexmara dowladda dhexe, dowlad-goboleedyada, iyo shirkadaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Previous Post

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan

Ilhaan

Ilhaan

Related Posts

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan
Warar

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan

June 29, 2025
Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho

Howlgal ka dhacay Jubadda Hoose oo lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Jubaland oo Magacawday Guddiga Qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud

Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Geerida Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud
Warar

Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Geerida Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud

June 29, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 29, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi...

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan

by Ilhaan
June 29, 2025
0

Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....

Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay

Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay

by Ilhaan
June 29, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah magaalada Garoowe loogu raro ciidamada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho

by Ilhaan
June 29, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan
Warar

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay
Warar

Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho
Warar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Howlgal ka dhacay Jubadda Hoose oo lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab
Warar

Howlgal ka dhacay Jubadda Hoose oo lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Jubaland oo Magacawday Guddiga Qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud
Warar

Dowladda Jubaland oo Magacawday Guddiga Qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuum Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud

June 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
  • Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo loo Magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan
  • Madaxweynaha Puntland oo Amray in Daryeel Caafimaad Degdeg ah la Siiyo Ciidamada Dhaawacmay
  • Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Laamiga Zoobe ee Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00