HomeWararMadaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Jabuuti iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Jabuuti iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti, iyagoo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Mudane Ilyaas Cismaan Luga-toor, Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Lateliyayaal Madaxweyne. Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo waxaa Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti, iyagoo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Mudane Ilyaas Cismaan Luga-toor, Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Lateliyayaal Madaxweyne.

- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo waxaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa kusii sagootiyey Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka  Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Mudug, Kan degmada Gaalkacyo iyo Saraakiil Ciidan.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Deni ayaa waxaa la sheegay in Ujeedka safarkiisa dalka Jabuuti uu la xariiro labo qodob oo saameyn ku leh gudaha mandiqada.

1- In Jabuuti ay maalmo kooban ay Puntland ku caawiso, xafaarad qalabka Dekedaha ciida looga saaro, oo wax looga qabanayo dekeda Boosaso (Ganacsato ayaa gacan ka geysanaysa).

- Advertisement -

2- In Shirkado Ajnabi ah oo doonaya in saldhig ciidan ay ka sameystaan deegaanada gobalka Barri heshiis lala galo, waana is aragii labaad ee shirkadahan oo ay saameyn ku leeyihiin dawladdaha reer galbeedka mid ka mid ah, (Madaxtooyadu, waxay kaloo doonaysaa in ciidanka Mareykanku taageeraan ee kusugan PL uu noqdo mid ay maamusho).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts