Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Maamulka

Puntland.

Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta

Wasaaradda Arrimaha Gudahada, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta

Reer Miyiga.

Markay caddaatay: in ay hanan-waayeen

shaqadii loo igmaday.

Wuxuu Xeeriyey.

  1. Waxaa la kala diray Golaha Dagaanka

Degmada Gaalkacyo.

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu

Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay

Madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor