HomeWararMadaxweynaha Punland oo la kulmay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya

Madaxweynaha Punland oo la kulmay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa kulan la yeeshay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander. Kulanka labada mas’uul ayaa qaatay saacado waxaana looga hadlay waxyaabo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka ka dhextaagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Siciid Cabulaahi Deni. Waxaana  diiradda lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa kulan la yeeshay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander.

Kulanka labada mas’uul ayaa qaatay saacado waxaana looga hadlay waxyaabo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka ka dhextaagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Siciid Cabulaahi Deni.

- Advertisement -

Waxaana  diiradda lagu saaray kulanka  arrimaha Doorashada, caqabadaha hortaagan iyo sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo shirweynaha Doorashada .

Horay maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa walaac kaga muujiyay shirka loo madalsan yahay in uu muqdisho ka dhaco kaasi oo ilaa iyo hadda aan furmin khilaaf jira awgii, waxaana warsaxaafadeed ay soo saareen Puntland iyo Jubbaland ay dhaleecayn xooggan u jeediyeen Madaxweyne Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts