HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo tababar u soo xiray Ciidamo cusub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo tababar u soo xiray Ciidamo cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyadoo ay tababarka bixinayeen saraakiisha AMISOM gaar ahaan qeybta Saddexaad (Secter Three). Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa munaasabadda ku soo bandhigay xirfado kala duwan oo ay ku qaateen tababarka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyadoo ay tababarka bixinayeen saraakiisha AMISOM gaar ahaan qeybta Saddexaad (Secter Three).

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa munaasabadda ku soo bandhigay xirfado kala duwan oo ay ku qaateen tababarka, waxayna ciidankan qeyb ka noqon doonaan xoojinta amniga deegaanada Koonfur galbeed.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa ciidamada tababarka qaatay ugu hambalyeeyay nasiibka ay u yeesheen in ay ka mid noqdaan ciidamada amniga Maamulka Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa u mahad celiyay Saraakiisha AMISOM ee tababarka siinayay Ciidamada cusub.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts