HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay fatahaadii dhacday Baardheere

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay fatahaadii dhacday Baardheere

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay Fatahaadka uu sameeyey Roobabkii Gu’ga ahaa ee ka da’ay Degmada Baardheere iyo degaanadda Hoosyimada kaasi oona Barakaciyey in ka Badan 500 oo Qoys oo Biyuhu Saameeyeen Waxaana Sido kale Madaxweynaha ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay Fatahaadka uu sameeyey Roobabkii Gu’ga ahaa ee ka da’ay Degmada Baardheere iyo degaanadda Hoosyimada kaasi oona Barakaciyey in ka Badan 500 oo Qoys oo Biyuhu Saameeyeen Waxaana Sido kale Madaxweynaha ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay murugada ay leedahay boqolaalka qoys ee hoygoodii iyo hantidoodii ku waayey daadadkii ku soo rogmaday magaalada, iyada oo dalkeenna ay ka jirto halis caafimaad oo la tacaaliddeeda ay Socoto.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada majirto dhimasho ka dhalatay Fatahaadka Biyaha Degmada Baardheere Walow ay Jiraan Samayn Hanti ay Geysteen Biyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts