HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jubbaland oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidda Carafo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka ree Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay maalmaha barakaysan ee munaasabadda ciidda carafo. Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmaamay in maalmahan barakaysan ay ku weyn yihiin Bulshada islaamka isla markana gudashada waajibkaadka xajka ee sanad walba maanta oo kale loo dareeri jiray uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka ree Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay maalmaha barakaysan ee munaasabadda ciidda carafo.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa tilmaamay in maalmahan barakaysan ay ku weyn yihiin Bulshada islaamka isla markana gudashada waajibkaadka xajka ee sanad walba maanta oo kale loo dareeri jiray uu sanadkan saamayn ku leeyahay xanuunka COVID-19.

- Advertisement -

“Maalmahan barakaysan waa maalmo ku astaysan khayrka iyo cibaadada, iyadoo dadka Muslimiinta ah ay ku jiraan gudashada waajibaadka Xajka, inkastoo sannadkan uu saamayn ku yeeshay dadweyne kala duwan oo tagi lahaa xajka xanuunka COVID-19 oo wali caalamka ka jira” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Shacabka Soomaaliyeed ee tabaalaysan isla markana farxada maalmahan barakaysan lala qeybsado.

“Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in maalmahan barakaysan aan uga faa’iidaysano caawinta dadkeena taagta daran iyo kuwa aan awoodin inay sidii la rabay ugu dabaal dagaan maalmahan barakaysan” ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts