HomeCaalamkaMadaxweynaha Iran oo booqasho ku tegeya Shiinaha

Madaxweynaha Iran oo booqasho ku tegeya Shiinaha

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa la kulmi doona dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, inta uu ku guda jiro safarka saddexda maalmood qaadanaya ee uu ku tegayo dalkaas, maalinta Salaasada.

Iran iyo Shiinaha oo ay is-hayaan dalka Maraykanka, ayaa doonaya inay kor u qaadaan iskaashiga ka dhexeeya labada dal.

Hua Chunying, afhayeenka wasaaradda arrimaha debedda ee dalka Shiinaha ayaa arrintan shaacisay, Axaddii, iyada oo sheegtay in safarkani ka dhashay ka dib markii madaxweynaha dalka Shiinuhu uu martiqaad rasmi ah u fidiyey dhiggiisa dalka Iran.

Madaxweynaha dalka Iran iyo weftiga la socda ayaa heshiisyo kala duwan la saxeexan doona dhiggooda dalka Shiinaha, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Iran ee IRNA. Sidoo kale waxaa safarkan qayb ka ah, kulamo dhex mari doona ganacsatada labada dal.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories