HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabay Wasiiro Cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabay Wasiiro Cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madasha Antaaliya ka Jeediyay Farriin Miisaan Leh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Turkiga uga qayb galay Madasha Diblumaasiyadda ee Antaaliya, halkaas oo uu kaga hadlay muhiimadda wada-hadalka iyo iskaashiga caalamiga ah. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha,

Puntland President Deni Overhauls Police Leadership in Major Security Shake-Up

Puntland's President Said Abdullahi Deni has announced a sweeping restructuring of the regional police force, appointing a new second deputy commander and fresh leadership across key departments, including the Criminal Investigations Department (CID) and regional police commands. The move is seen as part of broader security reforms to strengthen law enforcement in the semi-autonomous state.

Somalia’s Elite Gorgor Unit Delivers Lifeline to Drought-Hit Families

The Gorgor Commandos of the Somali National Army have conducted a humanitarian operation in the Middle Shabelle region, delivering critical food aid to communities suffering from severe drought in an incredible show of solidarity.

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle iyo Wasiiru dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Maamulkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa xilka Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Hirshabeelle loogu magacaabay Shuceyb Cabdikariin Muumin, isagoo bedelaya
Saalax Maxamed Xasan oo hore u haayay xilkaas.

Sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabeelle u Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.

Laamaha amniga Maamulka ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyan Mas’uuliyiinta Cusub ee la Magacaabay si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ah. 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories