madaxweyanaha maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah dowladaha caalamka in ay hub faro badan gacanta u galnayaan maamul goboleedyada dalka ka jira.
Cosoble oo hadalkiisa siiwata ayaa baaq u jeediyay masuulyiinta ugu sareesa dowlada Soomaaliya.
Halkan hoose ka dhageyso codka