Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku Magacaabay Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose kaas oo loo magacaabay Saalax Cabdullaahi Maxamed.
Magacaabista Madaxweynaha Galmudug ee Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ayaa kusoo aadaya xilli deegaano ka tirsan Galmudug ay ka socdaan dagaal beeleedyo iyo kuwo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda.
Hoos Ka Akhriso wareegtada Magacaabista.