Madaxweyne Nikolás Maduro Moros ayaa ls sheegay inuu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee shalay ka dhacday dalkaasi.
Guddiga Doorashadda ayaa sheegay inay Madaxweynaha u codeeyeen 5.8 million oo qof, taasi oo la mid ah inuu codadkii Doorashadda ka helay 75%
Dhinaca kale, Mraaykanka, Midowga Europe iyo dalal ka tirsan Laatiin Ameerika ayaa sheegay inaysan aqoonsan doonin Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka
Madaxweyne Nikolás Maduro Moros ayaa ls sheegay inuu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee shalay ka dhacday dalkaasi.
Guddiga Doorashadda ayaa sheegay inay Madaxweynaha u codeeyeen 5.8 million oo qof, taasi oo la mid ah inuu codadkii Doorashadda ka helay 75%
Dhinaca kale, Mraaykanka, Midowga Europe iyo dalal ka tirsan Laatiin Ameerika ayaa sheegay inaysan aqoonsan doonin Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka Venezuela
Â
Â