HomeWararMadaxweynaha cusub ee dalka Gambia oo codsaday Ciiddamo Nabad-ilaalin ah.

Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia oo codsaday Ciiddamo Nabad-ilaalin ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweyne Adaama Barrow waxa uu Isbahaysiga Dowladaha Galbeedka Afrika ee ECOWAS  ka codsaday in xilliga loo kordhiyo Ciiddankooda ku sugan dalkiisa. Sarkaal sare oo ka tirsan QM ayaa dabayaaqadii sannadkii hore sheegay inuu Madaxweyne Barrow codsaday in ciiddamo tiradooda dhan tahay 7,000 oo Askari oo ka socda ECOWAS si ay taageero uga geystaan Sugidda Ammaanka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Adaama Barrow waxa uu Isbahaysiga Dowladaha Galbeedka Afrika ee ECOWAS  ka codsaday in xilliga loo kordhiyo Ciiddankooda ku sugan dalkiisa.

Sarkaal sare oo ka tirsan QM ayaa dabayaaqadii sannadkii hore sheegay inuu Madaxweyne Barrow codsaday in ciiddamo tiradooda dhan tahay 7,000 oo Askari oo ka socda ECOWAS si ay taageero uga geystaan Sugidda Ammaanka.

- Advertisement -

Ciiddankaasi ayaa waxa uu xilli-hawleedkooda noqon doonaa muddo 6 bilood ah.

Madaxweynaha dalka Gambia waxa uu bishii hore la wareegay Talada dalkiisa, isagoo ku guuleystay Doorashaddii Madaxtinimadda ee dalkaasi ka dhacday Bishii December 1-dii ee sannadkii hore

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts