HomeWararMadaxwaynaha Soomaaliya oo ka jawaabay cabashadii Bajaajleyda.

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka jawaabay cabashadii Bajaajleyda.

Date:

Related stories

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Madaxweynaha dowladda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, isagoo dul istaagay arrimaha dalka ka taagan oo ay ka mid yihiin la dagaalanka Khawaarijta, hirgelinta nidaamka canshuuraha iyo cabashada ay qabaan qaar ka mid ah dhallinyarada Bajaajlayaashu. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdu ay dhagaysatay cabashada ganacsatada iyo dhallinyarada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, isagoo dul istaagay arrimaha dalka ka taagan oo ay ka mid yihiin la dagaalanka Khawaarijta, hirgelinta nidaamka canshuuraha iyo cabashada ay qabaan qaar ka mid ah dhallinyarada Bajaajlayaashu.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdu ay dhagaysatay cabashada ganacsatada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka cabanaya canshuuraha iyo lacago ay sheegeen in lagu siyaadiyey.

- Advertisement -

“Cabashada bajaajlayaasha wax badan oo ka mid ah waa la xaliyey, raali kama nihin wax iyaga dhibaya, dowladda FS iyo anoo madaxwynaha ahba ogolaan mayno” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhallinyarada inay xaq u leeyihiin cabasho muujinta, balse loo baahanyahay inay maraan hanaan nabdoon, si aan loogu soo dhex dhuuman.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts