Ergooyin matalaya Dhamaan Suxufiyiinta gobolada Dalka ayaa Maanta dooran doona xubnaha madaxda Ururka qaran ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.
Xubnaha loo tartamayo waxa kamid ah Xoghayaha guud ee Ururka NUSOJ oo ay u tartamayan:-
Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud
Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud
Musharixiinta u taagan gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-
Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
Mahad Xasan Diini Gudoomiye
Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye.
Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 1aad:-
Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad.
Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 2aad:-
C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad.