Madaxda Caalamka oo Hambalyada bisha Ramadan u diray ummada Muslimiinta

Madaxda Caalamka oo uu ugu horeeyo Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa hambalyada bisha barakeysan ee Ramadan waxa uu u diray dhamaan ummada Muslimiinta ah ee ku nool caalamka oo dhan.

Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo guud ahaan Xafiiska UNSOM ayaa iyagana u diray ummada Muslimiinta iney ku sooman si nabad buuxda leh sida ay ku soo qoren bartooda Twitterka.

Boqorka dalka Sacuudiga boqor Salman bin Cabdul Casiis ayaa isagana hambalyo ku saabsan bisha Ramadan waxa uu u diray Dhamaan ummada Muslimiinta ee caalamka ku nool.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor