Macalin Mourinho oo la filayo in berito loo magacaabo macalinka Manchester United

Macalinkii hore ee kooxaha Chelsea,Real Madrid iyo Inter Milan Jose Mourinho ayaa la rejeynayaa in berito si rasmi ah loogu magacaabo tababaraha cusub ee kooxda Manchester United sida aan ka soo xiganay SKY Sports.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor