HomeWararMaareeyaha Dekedda Muqdisho, C/llaahi Nuur iyo Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Cajiib...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, C/llaahi Nuur iyo Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Cajiib oo gaaray Cadaado.

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Weriyayaasha Radio Dalsan ee ku sugan magaalladda Cadaado waxay so osheegeen  inay Maareeyaha Dekedda Muqdisho, C/llaahi Nuur iyo Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Cajiib ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Cadaado. Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah Guddiga Doorashadda iyo Ergooyinka ku sugan magaalladda Cadaado. Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Ibraahim Cali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weriyayaasha Radio Dalsan ee ku sugan magaalladda Cadaado waxay so osheegeen  inay Maareeyaha Dekedda Muqdisho, C/llaahi Nuur iyo Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Cajiib ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Cadaado.

Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah Guddiga Doorashadda iyo Ergooyinka ku sugan magaalladda Cadaado.

- Advertisement -

Musharaxiinta C/llaahi Gadafeey iyo Maxamed Ibraahim Cali “Maxamed Cajiib” ayaa ka mid ah xubnaha Beesha Wacaysle ee u tartamayo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

wafdiTegitaankooda ayaa waxa uu ku soo beegmay, iyadoo ay xiisadi ka jirto Qoondada Haweenka ee Beesha Wacaysle, isla markaana uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka meermeerayo Qoondada Haweenka ee loo qoondeeyey Jufada Cali Gaaf ee Beesha Wacaysle.

Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo oo ka mid ah 135-ta Oday, ahna Guddoonka Guddiga sare ee dhaqnaka Beesha Waceysle ayaa ka hor-yimid qorshe laga wado Madaxtooyada Soomaaliya iyo tan Galmudug, kaasoo ku aadan in qoondada haweenka ee kuraasta aqalka Hoose loo weeciyo beel aan aheyn beel markii hore lagu heshiiyay.

- Advertisement -

Warqad uu soo saaray Suldaanka ayuu kaga hadlay saddex kursi ee Waceysle ka heshay aqalka Hoose ay tahay in mid ka mid ah Haween la siiyo, gaar ahaan Jufada Cali Gaaf.

©Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts