HomeWararMaamulka Jaamacadda Horseed oo ka hadlay mid kamid ah Macalimiintooda oo la...

Maamulka Jaamacadda Horseed oo ka hadlay mid kamid ah Macalimiintooda oo la dilay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Iyadoo Xalay kooxo hubeysan ay  Xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ay ku dileen macalin Bare ka ahaa Jaamacadda Horseed ayaa waxaa dilka Marxuumka war kasoo saartay Jaamacadda uu ka tirsanaa. War qoraal ah oo kasoo baxay Jaamacadda, ayaa lagu xaqiijiyay dilka Macalinka, waxaana ay sheegeen in gacan ka xaqdaran ay falkaasi dilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo Xalay kooxo hubeysan ay  Xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ay ku dileen macalin Bare ka ahaa Jaamacadda Horseed ayaa waxaa dilka Marxuumka war kasoo saartay Jaamacadda uu ka tirsanaa.

War qoraal ah oo kasoo baxay Jaamacadda, ayaa lagu xaqiijiyay dilka Macalinka, waxaana ay sheegeen in gacan ka xaqdaran ay falkaasi dilka ah kula kacday.

- Advertisement -

“Maamulka, Maclimiinta iyo howlwadeenada jaamacada Waxaa ay Tacsi Tiiranyo leh u dirayaan Hormuudka kulliyadd (Economic and Magement Sciences )Ustaad Cusmaan Axmed Macow oo gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada mugdisho. Waxaan leenahay samir iyo iimaan Allah ha inaga wada siiyo qabrigiisana Allah ha u waasiciyo” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Jaamacadda.

Laamaha ammaanka ayaa gaaray goobta dilku ka dhacay, balse lama shaacin cid ay u soo qabteen falkaasi dilka ah ee ay gaysteen kooxda burcadda ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts