Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn culus ku yeelatay bulshada.
Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa lagu dalbaday in loo soo gurmado Shacabka uu waxyeeleeyey fatahaada Wabiga Shabeelle.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.