HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo war kasoo saaray geerida guddoomiyihii Garasbaaleey

Maamulka Gobolka Banaadir oo war kasoo saaray geerida guddoomiyihii Garasbaaleey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka Tacsiyeenayaa geerida ku timid Allaha u Naxriisto Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir Marxuum Abdirahman Ahmed Ali Garyare. Guddoomiye Garyare iyo labo ka mid ah ilaaladiisa ayaa lala eegtay Qarax Miino xilli ay kasoo baxeen Salaada Jimcaha. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu Tacsi u dirayaan Dhamaan Ehelada, Qaraabada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ka Tacsiyeenayaa geerida ku timid Allaha u Naxriisto Guddoomiyaha Deegaanka Garasbaaley ee Gobolka Banaadir Marxuum Abdirahman Ahmed Ali Garyare.

Guddoomiye Garyare iyo labo ka mid ah ilaaladiisa ayaa lala eegtay Qarax Miino xilli ay kasoo baxeen Salaada Jimcaha.

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu Tacsi u dirayaan Dhamaan Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo Bulshada Deegaanka Garasbaaley ee uu ka baxay Marxuumka.

AUN Abdirahman Ahmed Ali Garyare, Waxa uu ahaa Mas’uul dadaal badan kusoo bixiyay sidii uu ugu shaqeyn lahaa Bulshada Gobolka Banaadir gaar ahaan shacabka Deegaanka Garasbaaley, Waxaana Eebe ugu baryeynaa in janadda Fardowso Allaha ka waraabiyo dhamaanteenna Samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts