HomeWararFatah iyo XAMAAS oo ku heshiiyey Dhismaha Dowlad Midnimo Qaran ee Falastiin

Fatah iyo XAMAAS oo ku heshiiyey Dhismaha Dowlad Midnimo Qaran ee Falastiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Heshiiska ayaa waxaa la saxiixay, kadib, markii ay labada dhinac Kulan socday muddo 3 maalmood ku yeesheen Caasimadda dalka Raashiya ee Mosko. Ururka Al-fatax iyo XAMAAS waxay dhisi doonaa Gole Qaran oo cusub, oo ay xubno ka yihiin Siyaasiyiinta Falastiin ee masaafuriska ku maqan, si loo qabto Doorasho. Heshiiskaa waxaa qeyb ka ah Kooxda Islamic […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiiska ayaa waxaa la saxiixay, kadib, markii ay labada dhinac Kulan socday muddo 3 maalmood ku yeesheen Caasimadda dalka Raashiya ee Mosko.

Ururka Al-fatax iyo XAMAAS waxay dhisi doonaa Gole Qaran oo cusub, oo ay xubno ka yihiin Siyaasiyiinta Falastiin ee masaafuriska ku maqan, si loo qabto Doorasho.

- Advertisement -

Heshiiskaa waxaa qeyb ka ah Kooxda Islamic Jihaad oo aan muddo dheer ku jirin Wada-xaajoodka Kooxaha Falastiin.

Dhinaca kale, ugu yaraan Nin ka mid ah Carabta ku dhex nool Yuhuudda ayaa lagu dilay iska horimaad ka dhacay Tuulladda Al-hiran  ee Koonfurta Yuhuudda muran ka dhashay Amar lagu burburin lahaa Dhismo ay dad Falastiiniyiin leeyihiin.

Sidoo kale, Xildhibaan Carab ka tirsan Barlamaanka Yuhuudda oo lagu magacaabo Ayman Codeh iyo dhowr kale ayaa lagu dhaawacay Toogashaadaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts