Gudoomiyaha Degmada Dharkenley Ee gobalka Banaadir mudane cumar meyre mocow oo Radio Dalsan lahadlay
Ayaa waxa uu sheegay in maamulka Dharkenley uu hogaanka u Yahay aqbali doonin in hub lagu dhax qaato Degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir .
Waxa uuna ugu baaqay masuuliyiinta Dagan Degmada ey lasocdaan dhaq dhaqaaqa askarta ilaallada u ah
Sido kale Cumar meyre ayaa sheegay in askarigii lagu sooqabto Falkaas ay ka qaadi doonaan talaabo waafaqsan sharciga
Halkaan Kadhageyso hadalka Gudoomiyaha